Dhaanto

VIDEO: Wasiir ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo Nairobi dhaanto loogu tumay

1 of 1 VIDEO: Wasiir ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo Nairobi dhaanto loogu tumay
599 Views Date December 25th, 2013 time 6:21 pm

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Claahi Ciilmooge oo socdaal ku tagay Magaalada Nairobi ayaa habeen loogu xafladeeyey xaafada ay Soomaalidu u badan tahay ee Islii, waxaana  halkaasi gabdho iyo wiilal qurux badan ugu soo bandhigeen mid ka mid ah cayaar dhaqameedyada Soomaalida ee Dhaanto.

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR