News, Somali News

Daawo Sawirada Isgoosyo hor leh oo kuyaala Magaalada Muqdisho oo lagu xiray Nalalka Samaafaraha

1 of 1 Daawo Sawirada Isgoosyo hor leh oo kuyaala Magaalada Muqdisho oo lagu xiray Nalalka Samaafaraha
547 Views Date January 26th, 2014 time 11:34 am

Isgoosyo hor leh oo kuyaala Laamiga Dheer Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa dhawaan waxaa laga suray Nalalka Samaafaraha ee kala haga gaadiidka .

Nalalkan ayaa laga suray Isgooska Dabka iyo Sayidka ee Laamiga Maka Al-Mukarama halka markii hore ee Samaafaraha kaga surnaayeen Muqdisho meelo aad u kooban.

Dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa aad usoo dhaweeyay Hormarada Magaalada Muqdisho iyo in ay dib usoo laabtaan adeegyada aasaasiga iyagoona Guul ku tilmaamay in mar kale Muqdisho laga suro Nalalka Gaadiidka kala haga.
faaro_11




Contact US / NALA SOO XIRIIR