Fasiraada Riyooyinka

RIYO WALBA IYO MICNAHEEDA

1 of 1 RIYO WALBA IYO MICNAHEEDA
3311 Views Date January 26th, 2014 time 8:52 am

Waxaa la yiraahdaa riyadu waxay ka turjuntaa dhacdooyinka lasoo gudboonaaday qofka ama waxa uu maalintaa ku fakarayo hayeeshee Book ay qortay aqoonyahanada ku xeel dheer fasirka riyooyinka Jacqueline Chamhoub ayaa sheegaya in riyo waliba ay leedahay micno u gaar ah tusaale ahaan haddii gabadhu ku riyooto wiil tolmoon micnuhu waa ineey guursanayso wiilka ay ku sawiratay maankeeda.

Aragtida faras waxa ay calaamad u tahay awooda guusha iyo saraynta, kabaha oo lagu riyoodo micnaheedu waa safar iyo guurayn, saakada cad waxay ku tustaa guur iyo nolol cusub mar marka qaarna geeri.

Buuga waxaa kale oo uu sheegay in haddii haweynayda la qabaa ay ku riyooto ninkeeda oo la jooga naag ay taqaano micnuhu yahay gogol dhaaf hadiise uu la joogo naag aynan garanayn taa micnaheedu waa inuu daacad u yahay, haweynayda uurka lihi haday ku riyooto biinka timaha, dhego dhego ama midabka ubaxa waxay dhalaysaa gabar hadiise ay ku riyooto midabka baluuga, sariir adag ama dhar kaaki ah micnuhu waa inay wiil dhalayso.

Projecriyotrtt1


Contact US / NALA SOO XIRIIR