Fasiraada Riyooyinka

Waxaan fasiri doonaa Labo riyo waana Qofkii arko isagoo daba qalooc uu qaniinayo iyo qof arkay Guri Wayn

1 of 1 Waxaan fasiri doonaa Labo riyo waana Qofkii arko isagoo daba qalooc uu qaniinayo iyo qof arkay Guri Wayn
2566 Views Date January 26th, 2014 time 7:55 am

Waxaan fasiri doonaa Labo riyo waana Qofkii arko isagoo daba qalooc uu qaniinayo iyo qof arkay Guri Wayn.

1)Qofkii kuriyooda isagoo qaaday daba qalooc jaale ah kadibna uu hal mar qaniinay uusana iska dayn ee wali gacanta kusii haystay markaas buu hadana mar labaad qaniinay wax xanuun ahna ma uusan dareemin waxaa uuna qaraabadiisa ka codsaday inay cisbitaalka uqaadaan waana ay diideen walaakiis maayee riyadiina inaas bay ku dhamaatay maxaad ku fasiri lahayd?.

Jawaab:-Qofkii ku riyooda isagoo qaaday daba qalooc jaale ah kadibna uu hal mar qaniinay uusana iska dayn ee wali gacanta ………..).

Waxaa ay tusaysaa in qof xun uu laba mar ku qaniinay ee ka diktoonaw maxaa yeelay waa qof xun oo suntiisuna ay tahay sun dilaa ah(Ilaah Ayaana og).

2)qofkii kugu yiraahda gabar aan saaxiib nahay ayaa waxaa ay aragtay aniga oo qaba canbuur cagaar ah wajigayguna uu aad u iftiimayo gabar ay fadhido oo qabta canbuur Madow ayna waydiisay gabadheeda inaan isku mar imaanay markaas ayaa waxa ay kutiri anigu iyada ayaan la fadhiyay marka maxaad Dhihi lahayd?

Jawaab:-Riyadaasi waxaa ay kutusinaysaa jacayl iyo kal gacal uu qabo qalbiga qofka riyada kuriyooday(Ilaah Ayaana Og).

Waxaan kasoo xigtay Max’ed al cazwaai iyo saalimad.guri


Contact US / NALA SOO XIRIIR