Fasiraada Riyooyinka

Waxaynu maanta ku qaadaa dhigayna Fasirida Riyada qofka ku riyooda bada madhibaa mise waa

1 of 1 Waxaynu maanta ku qaadaa dhigayna Fasirida Riyada qofka ku riyooda bada madhibaa mise waa
5434 Views Date January 26th, 2014 time 7:59 am

guur_thumbwaxaynu maanta halka kufasiri doona riyada qofku hadii uu kAu riyoodo
BADA: Bada sideeda waxay ku tustaa mulki iyo boqorti nimo iyo muwahin ama qof caadil ah oo turis badan
waxa kale oo lasheegaa qofka arka bada inuu helayo wixii uu sugayay
qofka arka isagoo kujira bada ama dhex fadhiya waxa uu kujira shaqo dawlad ama boqortoyo leedahay oo shaqadiisa ahayn waxayna utahay digniin
Hadii uu qofku arko bada isaga oo biyaheeda cabay taas micnaheedu waxa weeye inuu qofkaasi aduunka oo dhan qabsanayo cumrigiisan uu dheeranayo
Hadii uu ku shubo weel taas micneheeda waxa lagu fasiraa
in uu maal farabadan helayo ama uu ilahay sinayo dawlad suu u jamciyo maal badan
Waxa kale oo lagu fasiraa hadii qofku uu bada kuriyoodo isagoo cabaya
inuu qofkaasi baranayo sugaanta ama gabayada iyo wixii lamida
hadii uu bada ka gudbo waxa lagu fasiraa in uu cadawgiisa maal farabdan kahantinayo sidii fircoon ay reer banii israiil markay bada ka gudbeen ay maalka u heleen
Hadii uu ku qubaysto waxa lasheega in uu hamigi kabaxayo oo dunuub farabadan laga dhafay
Qofka arka bada oo kafog taas waxa lagu fasiraa hawl iyo mashaqo farabdan inay ku wajahan tahay
qofka arka bada intuu galay kasoo baxa taas waxa lagu fasiraa
in qofkaas uu awood buuxda iyo maamul helayo oo hamiga uu kujiray
kabaxayo
qofka arka isagoo isaga baxaya bada gees ilaa ka gees taas waxa lagu fasiraa inuu qofkaas uu asiibayso hami farabadan
qofka kuriyooda isaga oo bada ku qaraqmay ama ay laqday
waxa lagu fasiraa taas inuu qofkaasi shahiid ku dhimanayo
Qofka ku riyooda isaga oo bada kuwaysaysanaya qofkaasi waxa
uu kabaxaya hamigii iyo murugtii uu kujiray haudii uu jeel kujiray
wuu kabaxayasea


Contact US / NALA SOO XIRIIR