Somali News

Daawo Sawir Cajiib ah oo laga Sameeyay Al-Shabaab iyo Damul-Jadiid

1 of 1 Daawo  Sawir Cajiib ah oo laga Sameeyay Al-Shabaab iyo Damul-Jadiid
959 Views Date January 29th, 2014 time 9:13 am

Kaartooniistaha Amin Caamiir ayaa soo bandhigay sawir uu kaga hadlayo waxyaabaha ay adeegsadaan Ururka Al-Shabaab iyo Ururka Damul-Jadiid oo dhawaan kusoo biiray Siyaasada Dalka Soomaaliya.

Sawirka ayaa muujinaya in Al-Shabaab Hoobiyayaasaha ay ridayaan ay u adeegsadaan Caruurta halka Ururka Damul Jadiidna Hoobiyayaashiisa ay ridayaan ay yihiin Lacag Dollar ah ayna u adeegsadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya



Contact US / NALA SOO XIRIIR