Ciyaaraha

Arsenal oo sugeysa ilaa iyo caawa laba saxiix oo waa weyn

1 of 1 Arsenal oo sugeysa ilaa iyo caawa laba saxiix oo waa weyn
16442 Views Date January 31st, 2014 time 9:33 am

Arsenal ayaa la sheegay iney maanta dooneyso iney soo gab a gabeyso saxiiyadii ay suuqa ay ka dooneysa,waxaan ka go’an in labo ciyaaryahan midkood ay hesho.

Gunners ayaa heli karta sida loo badinayo Mirko Vucinic oo ka tirsan kooxda Juventus.

London Evening Standard ayaa sheegeysa in Arsenal ay u dhaqaaqi doonto dhameystirka heshiiska Vucinic hadii ay ku guuldareystaan kubad sameeyaha kooxda Schalke Julian Draxler.

Vucinic ayaa la rumeysan yahay inuu macsalaameeyay saaxibadiisa ay isku kooxda ahaayeen waxaana uu isku diyaarinayaa inuu wareego.

Juventus ayaa haatan xitaa albaabada u furtay ciyaaryahanka inuu baxo,Arsenal ayaana la filayaa iney goordambe wareegsato maanta ama caawa.


Contact US / NALA SOO XIRIIR