Somali News

Top-news Fanaan Abdifitax yare oo fanka isaga baxay Tageerashiisana Fariin u diray

1 of 1 Top-news Fanaan Abdifitax yare oo fanka isaga baxay Tageerashiisana Fariin u diray
1409 Views Date January 31st, 2014 time 10:06 am

Fanaankii Caanka aha aee Abdifatax yare Aya a fariin u Dhigay barta internet Ka facebook Tageeyaashisa waxa uu uga Cod saday codsi Dheer Oo ku Muujinayo Sida Uu Fanka uga baxay,
.
waxa Uu Sheegay Abdifatax yare Inuu ka Cod sanayo Dhamaan Umada soomalaiyeed ee tageeri Jirtey Inaysan heesahiisa Dhagaysan isla markaasina Cidkasta Youtube heestisa galisey isku dayaan inay ka saraan

. Waxa uu Sheegay Abdifatax Yare Inuu Go’an saday inuu fanka Isaga baxo Sida darteeda aysan muhim Ahayn Inay dadka Hestiisa youtube ku Keydiyaan madama Uu isaga baxay fanka. fanaankani Joojiyey Guud Ahaanba fankisa waxa uu Sabab Uga dhigay Inuu ku baydhay dhanka diinta raacashadeeda,Sidoo kale waxa Uu Sheegay inuu iskugu tag Wayey Shaqada uu Shaqeysto Iyo Fanka Uu wado.

waxana Uu Ugu danbeyn Sheegay Inuu hyambalyo u Diray Dhamaan inta Uu Fananinta laswoo Saxiibay iyo Inta kale,waxana Imanaya xili Dhawaan fanaanada han UK Farin Mida la mida u dirtay dhagaystiyasheda.

Talaabo haboon ayay ila tahay, Adiga maxay kula tahay?


Contact US / NALA SOO XIRIIR