Ciyaaraha

Sidee loo kale qaatay Xiddigihii suuqa kala iibsiga shalay ilaa xalay

1 of 1 Sidee loo kale qaatay Xiddigihii suuqa kala iibsiga shalay ilaa xalay
895 Views Date February 1st, 2014 time 1:55 pm

Guud ahaan Xiddigihii lagu kala qaatay suuqa kala iibsiga ciyaarayanada oo guud ahaan soo gaba gaboobay.

Liiskan waxaad ka arki karta koox kasta iyo xiddiga ay la wareegtay amaah ama si toos ah.

Liiska xiddigihii la kala qaatay maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga waa sida tan:

Paolo Cannavaro (Napoli to Sassoullo) – joogto

Hernanes (Lazio to Inter Milan) – 20 milyan euros.

Gael Kakuta (Chelsea to Lazio) – Amaah

Marquinho (Roma to Verona) – Amaah

Dani Osvlado (Southampton – Juventus) – Amaah

Rafael Toloi (Sao Paulo to AS Roma) – Amaah

Faouzi Ghoulam (Saint Etienne to Napoli) – lama oga qiimaha.

Adel Taarabt (QPR to AC Milan) – amaah

Modibo Diakite (Sunderland to Fiorentina)

Andy Polo (Deportivo San Marin to Inter Milan)

Ruben Bentacourt (PSV Eindhoven to Atalanta) – Lama oga qiimaha

Éver Banega (Valencia to Newell’s Old Boys) – si xor ah

Philippe Senderos (Fulham to Valencia) – lama shaacinin faahfaahinta heshiiska.

Oliver Torres (Atletico Madrid to Villarreal) – Amaah

Sergio Canales (Valencia to Real Sociedad) – lama oga qiimaha

Mohamed Sissoko (Si Xor ah ayuu ugu biiray Levante) Free

Hernan Perez (Villarreal to Olympiakos) 2 milyan ginni

Diego (Wolfsburg to Atletico Madrid) – amaah

Tom Ince (Blackpool to Crystal Palace) – Amaah

Park Chu-Young (Arsenal to Watford) – Amaah

Will Keane (Man United to QPR) Amaah

Danny Graham (Sunderland to Middlesbrouh) – Amaah

Thievy Bifouma (Espanyol to West Brom) Amaah

John Heitinga (Everton to Fulham) – Si xor ah

Scott Dann (Blackburn to Crystal Palace)

Fredico Macheda (Manchester United to Birmingham City) – Amaah

Kim Kallstrom (Spartak Moscow to Arsenal) – Amaah

Pablo Armero (Napoli to West Ham) – amaah

Kostas Mirtoglou ( Olympiakos to Fulham) – 12.5 milyan ginni

Wilfried Zaha (Manchester United to Cardiff) – Amaah

Fabio (Manchester United to Cardiff) – Amaah

Frimpong (Arsenal to Barnsley) – lama shaacin faahfaahinta heshiiska

Lewis Holtby (Tottenham to Fulham) – Amaah

Liam Bridcutt (Brighton to Sunderland) £3 milyan ginni

Kurt Zouma (St Etienne to Chelsea) £12.5m (waxaa dib amaah loogu siiyay kooxda Faransiiska)

Wayne Hennessey (Wolves to Crystal Palace)

Jindrich Stanek (Sparta Prague – Everton) – lama shaacin faahfaahinta heshiiska

William Kvist (Stuttgart to Fulham) – Amaah

Éver Banega (Valencia to Newell’s Old Boys) – si xor ah

Philippe Senderos (Fulham to Valencia) – lama shaacinin faahfaahinta heshiiska.

Oliver Torres (Atletico Madrid to Villarreal) – Amaah

Sergio Canales (Valencia to Real Sociedad) – lama oga qiimaha

Ludovic Obraniak (Bordeaux to Werder Bremen) lama shaacin faahfaahinta heshiiska.

Jose Campana (Crystal Palace to Nurnberg) amaah

Andres Guardado (Valencia to Bayer Leverkusen) amaah

Hernan Perez (Villarreal to Olympiakos) 2 milyan ginni

Diego (Wolfsburg to Atletico Madrid) – amaah

Dimitar Berbatov (Fulham to Monaco) – amaah.

Kurt Zouma (Chelsea to St Etienne) Amaah ayay dib ugu qaateen

Joshua Guilavogui (Atletico Madrid to St. Etienne) – Amaah

Mohamed Sissoko (Si Xor ah ayuu ugu biiray Levante) Free


Contact US / NALA SOO XIRIIR