bollywoodnews, XOGSID IYO MAANTA

Ranveer iyo Anushka oo markaan jilaya filim ey leedahay Zoya Akhtar.

1 of 1 Ranveer iyo Anushka oo markaan jilaya filim ey leedahay Zoya Akhtar.
4759 Views Date February 3rd, 2014 time 4:54 pm

Xiddaga Bollywoodka ee Rnveer Singh iyo Anushka Sharma oo horay u wada jilay filimada “Band Baaja Baarat”, iyo Ladies vc Rcky Bahl”, ayaa markaan la shaqeynaya gabadha soo saaraha ah ee Zoya Akhtar.
Ranveer Singh oo difaacay muuqaalka jirka Sonakshi Sinha

Warar hoose ayaa sheegaya in filimkaan qeybta ugu muhiisam uu jilayo Farhan Akhtar oo walaal la ah Zoya, sidoo kale waxaa filimka qeyb ka ah Ranveer, Anushka iyo Priyanka Chopra.

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR