Ciyaaraha

Liiska Xiddigaha Uu Doonayo Arsene Wenger Xagaaga Oo Ay Ka Soo Muuqdeen Costa, Dzeko, Mandzukic, Martinez Iyo Piszczek.

1 of 1 Liiska Xiddigaha Uu Doonayo Arsene Wenger Xagaaga Oo Ay Ka Soo Muuqdeen Costa, Dzeko, Mandzukic, Martinez Iyo Piszczek.
401 Views Date February 7th, 2014 time 12:07 pm

Arsene Wenger ay qorshaynayo inuu loolan xoogan u galo seddex ciyaaryahan oo heer caalami ah xagaagan sida muuqatana ayaa maamulka kooxda Arsenal diyaar u yihiin inay lacago dheeri ah ku bixyaan suuqa si kooxda loo keeno xiddigo wax tar leh.
Wenger ayaa ugu badnaan ka doonaya suuqa seddex ciyaaryahan oo ka kala ciyaara boosaska daafaca,dhex iyo weerar.

Sportsmail ayaa daboolka ka qaaday Xiddigaha Wenger uu doonayo ,waxaana ay kala yihiin.

Jackson Martinez, Edin Dzeko, Mario Mandzukic iyo Diego Costa,dhamaantood waa weerar waxaa uu u baahanyahay midkood,halka sidoo kale uu doonayo yarka u safta Borussia Dortmund Lukasz Piszczek kaas oo ka ciyaara booska dadabka midgeed.


Contact US / NALA SOO XIRIIR