Ciyaaraha

Halkan ka Aqriso Liiska Ciyaartowda ugu Mushaarka badan Caalamka iyo lacagaha tirada badan ee qaataan.

1 of 1 Halkan ka Aqriso Liiska Ciyaartowda ugu Mushaarka badan Caalamka iyo lacagaha tirada badan ee qaataan.
1087 Views Date February 8th, 2014 time 10:09 am

Waxaa lasoo bandhigay Liiska Ciyaartowda Dunida ka xamaasha kuwooda ugu mushaarka badan , waxaana safka hore ku jira Ciyaartowda ugu Musharaka Badan Aduunka Laacibka jooga dheer ee Reer Sweden una ciyaara Kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic.

Wargayska El Mundo Deportivo ee kasoo baxa Dalka Spain ayaa soo bandhigay Magcayada 9-ka Ciyaaryahan ee dunida ugu mushaarka badan kuwaa oo dhamaantood kawada Ciyaara labada Horyaal ee Dalalka Spain iyo France.

Halkan ka aqriso Liiska Ciyaartowda iyo Lacagaha ay mushaar ahaanta u qaataan qaataan.

1- Zlatan Ibrahimovic (PSG) €14.67m

2- Cristiano Ronaldo (Real Madrid) €14.40m

3-Radamel Falcao (Monaco) €14.15m

4-Thiago Silva (PSG) €12.15m

5- Lionel Messi ( Barcelona ) €10.70m

6-Gareth Bale (Real Madrid) €9.46m

7- Xavi Hernandez ( Barcelona) €8.07m

8-Andares Iniesta ( Barcelona0) €8.07m

9-Neymar ( Barcelona) €7.06m


Contact US / NALA SOO XIRIIR