XOGSID IYO MAANTA

Katy Perry oo hogaanka u qabatay Twitter, kana hormartay Obama iyo Gaga

1 of 1 Katy Perry oo hogaanka u qabatay Twitter, kana hormartay Obama iyo Gaga
1840 Views Date February 8th, 2014 time 2:25 pm

Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan Katy Perry ayaa noqotahay boqorada bogga bulshadu ku kulmaan ee Twitter, eyadoo hogaankiisa kala wareegtay dad caanka ah, sida madaxweyne Obama iyo Lady Gaga.

Tirada ku xiran bogga Katy Perry ku leedahay Twitterka, waxey gaarayaan 50-milyoon oo ruux, eyadoo sidaas ku noqotay qofta ugu shacbiyada badan caalamkan.

Katy Perry ayaa boggeeda kusoo qortay ooh, waxaan gaarnay 50-Milyuun, aad baan ugu faraxsanahay ayey sii raacisay fanaanadu.

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR