Ciyaaraha

Jose Mourinho waa in uu katago Cole Chelsea

1 of 1 Jose Mourinho waa in uu katago Cole Chelsea
786 Views Date February 12th, 2014 time 12:08 pm

Daafaca Heerka Caalami ee England ayaa waxa dhamaan raba heshiiskiisa uu kujoogo hatan kooxda chelsea waxana lala xiriirinaya kooxda kadhisan Wadanka Maraykanka ee RED PULLS Ee ka ciyaro Theiry Henry waxana uu sheegay laacibkan in uu lasoo Xiriiray

Saaxiibkiisii ay Isku kooxda ahaayeen ee Theiry Henry isagoo ku Qanciyay Saxiibki inu kayimaado kooxda Chelsea ee haatan aanu ka haysan booska joogtada ah Morinio ayaa yiri mustaqbalka Cole ma Chelsea ba May waxan umalayn in
Saxiibkii uu u janjeedho Theiry Henry
waxan jeclaan laha inuu joogo chelsea ayuu yiri morinho laakiin laacibkan ayaa raba inuu katago xagaagan marka suuqa kala iibsiga furmo

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR