XOGSID IYO MAANTA

Ajay Devgan: Sixir kuma dhisna guurkeyga.

1 of 1 Ajay Devgan: Sixir kuma dhisna guurkeyga.
6644 Views Date February 16th, 2014 time 1:21 pm

Jilaaga caanka ah ee Bollywoodka Ajay Devgan ayaa sheegay in guursiika Kajol uusan u dhisneen Sixir balse kalgaceyl iyo rabitaan uu ka dhexeeyo, eyadoo labadaan jilaa ay is guursadeen 1999-ki, waxeyna isku leeyihiin labo caruur ah.

Ajay ayaa meesha ka saaray in isaga iyo xaaskiisa Kajol sixir isku haayo waqtiga intaa la eg, isgoo yiri farxad iyo rabitaan ayaan kuwada joognaa iyo ixtiraam. 

Jilaagaan waxa uu si cad u sheegay in isaga iyo xaaskiisu kuwada nooloyihiin xornimo iyo is jaceyl laakiin wax kale oo isku haaya aysan jirin, Ajay ayaa hada isku diyaarinaya sii deynta labo filim oo tiisaa.


Contact US / NALA SOO XIRIIR