Dhacdooyinka Aduunka, Somali News

Daawo 22 jir cuuryaan ah oo malaayiin dad ah kaga yaabsaday Breakdance

1 of 1 Daawo 22 jir cuuryaan ah oo malaayiin dad ah kaga yaabsaday Breakdance
2349 Views Date February 16th, 2014 time 1:33 pm

22 jir u dhashay dalka India oo ku dhashay cuuryaanimo ayaa ka yaabiyay Malaayiin qof oo shaashadaha caalamka ka daawatay, kaasoo aan laheyn labada lugood.

Vinod Thakur oo qeybaha hore ee lugaha laheyn ayaa kaalimaha hore ka galay India’s Got Talent kadib markii uu bartay ciyaarta Breakdance iyo ciyaaraha kale ee danc-siga.

Wuxuu cuuryaankaan wacdaro ka dhigay India’s Got Talent oo ay kusoo baxaan Fannaaniinta iyo dadka kale ee ciyaaraha qoob ka ciyaarka looga danbeeyo.


Contact US / NALA SOO XIRIIR