XOGSID IYO MAANTA

Jennifer Lopez oo bilowday sawirka Clip-keeda cusub+Sawiro.

1 of 1 Jennifer Lopez oo bilowday sawirka Clip-keeda cusub+Sawiro.
1749 Views Date February 16th, 2014 time 1:15 pm


Fanaanada caanka ah ee Jennifer Lopez, ayaa bilowday sawirka Clip-keeda cusub ee ‘One World Cup We Are”,  sawirada muuqaalkaan waxaa lagu sameynayaa magaalada Miami ee cariga Mareykanka.

 


Sidoo kale goobaha sawirka Clip-kaan lagu qaadayo waxaa kamida biyaha Badda, eyadoo weliba la cayaarayo.


Waxaa kula jira Jennifer Lopez muuqaalkaan labadeeda caruurta ah iyo weliba saaxibkeed.


Contact US / NALA SOO XIRIIR