Somali News

Tacsi ku socoto Wariye Nuur Ismaaciil

1 of 1 Tacsi ku socoto Wariye Nuur Ismaaciil
636 Views Date February 16th, 2014 time 11:45 am

1:C/fitaax maxamed hilowle

2:C/raxmaan carab

3.Dahir yare

4: farxiyo

5:maxamed nuur fanax

6:faysal maxamed hilowle

7:xasan aadan

8:Abdirashiid Dahir

9:xasan isaq

10:maxamed cali muuse

11:jokar

12:Sheikh Ibraahim

Iyo dhamaan Shaqaalaha shabkada Ayaamo.com waxa ay tacsi  tiraanyo leh u dirayaan Wariye Nuur ismaaciil sheikh oo walaashiis naciima  ismacil sheikh oo tariikhda marka aheyd 15.02.2014 ku geeriyootay Magalada Muqdisho  waxa alle uga baryeeynaa in janatul fardowso ka waraabiyo alle haka ka dhigo tii kitaabka laga siiyo gacanta midig Amiin Amiin Amiin  Inaa lilaahi waa inaa ileehi raajucuun

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR