Ciyaaraha

Fly Emirates vs Sansiro oo lagu Garaacay Naadiyada Arsenal vs Ac Milan

1 of 1 Fly Emirates vs Sansiro oo lagu Garaacay Naadiyada Arsenal vs Ac Milan
751 Views Date February 20th, 2014 time 2:03 pm
Garoomada Fly Emirates vs Sansirowaxaa Xalay lagu legday Lugta 16ka ee Champions ligaue Naadiyada Arsenal iyo Ac Milan ka dib Markii ay 0-2 iyo 0-1 ay uga kala badiyeen Kooxaha Bayer Munich vs Atletico Madrid.

Kulankii la wada sugayay ee Arsenal iyo Bayer Munich ayaa qeybtii hore kus oo idlaaaday 0-0 waxaana la yaab noqotay 2 fursadood oo rigoore ahaa oo ay iska akla qasaariyeen 2 Naadi Rigoorayaashaasi oo ay ka qasaariyeen 11 Ozil oo arsenal ah iyo 27 Alaba oo Bayer Munich ah,waxana qeybtii hore Kaarka cas loo Tagaay Goolhayaha Xulka Boland vs Naadiga Arsenal Szczesny oo  Turuntureeyay Weeraryahanka Bayer Munich vs Qaranka Holand Robben oo isla baaciyay inuu Kubada dhex dhigo shabaqa Arsenal.

Qeybtii Labaad e Ciyaarta Kooxda Bayer munich waxa ay bilowday dardar waxana goolkeedii koowaad oo ahaa mid la yaab leh  u dhaliyay Kroos Daqiiqadii 54,tii 88 waxaa u labeeyay Arsenal Muler oo ka mida xidigaha ay Kooxda  Bayer Munich ku dhaartaan waxaana Ciyaartii ay ku dhamaatay 0-2 logu Awood sheegtay Kooxdii Martida loo ahaa ee Arsenal oo Guuldaradaan ay dhabar jab weyn ku tahay

Kulankii xigay Kooxda Ac Milan oo marti galisay Atletico Madrid ayaa looga  Badiyay 0-1 dirqi ah waxaana Goolka u dhaliyay Athletico Madrid Gool ma waaye Diego Costa Daqiiqadii 83 waxaana Ciyaartii ay ku dhamaatay Goolkasi agoonka ah ee lagu qaarajiyay Milan.
1article-0-1BA6E92500000578-871_634x371article-2563208-1BA72D7100000578-540_634x429article-2563208-1BA73E0C00000578-513_634x418article-2563208-1BA741A600000578-456_634x428article-2563335-1BA6DFFE00000578-343_634x414article-2563335-1BA7B59800000578-909_634x397article-2563335-1BA7702100000578-321_634x394

N.B usbuucaan kulamadii 16ka ee Champions ligaue ee la ciyaaray waxaa ka soo baxay in Kooxaha Martida loo noqday la wada xasuuqay
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Contact US / NALA SOO XIRIIR