Somali News

Daawo Sawirada:Wariye Axmed Saciid Axmed oo ku Dhaawacmay Qaraxii Maanta

1 of 1 Daawo Sawirada:Wariye Axmed Saciid Axmed oo ku Dhaawacmay Qaraxii Maanta
829 Views Date February 21st, 2014 time 12:04 pm

Qaraxyadii  ka dhacay Xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa maanta ku dhaawacmay Wariye Axmed Saciid Axmed oo ka mid ah wariyasha Idaacada Kulmiye.

Axmed ayaa waxaa Dhaawaca uu ka soo gaaray Qaarka Sare ee jirkiisa,ayadoona Xaaladiisa Caafimaad ay tahay.mid aad u liidata,waxaana Dhaawaciisa loo qaaday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

axmed sorry


Contact US / NALA SOO XIRIIR