Somali News

War Deg Deg Ah Qaraxyo Xoogan oo ruxay agagaarka Madxatooyada iyo Dagaal toos ah oo halkaasi kasocda

1 of 1 War Deg Deg Ah Qaraxyo Xoogan oo ruxay agagaarka Madxatooyada iyo Dagaal toos ah oo halkaasi kasocda
528 Views Date February 21st, 2014 time 10:06 am

Waxaa Goordhaw Qarax aad u xoogan ka dhacay goob aad ugu dhaw Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoona Qaraxa kadib ay dhacday rasaas toos ah oo la is dhaafsaday.

Rasaas xoogan oo u dhaxeysa Rag hubeesan iyo Ciidamada Dowlada ayaa ka dhacaya agagaarka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ,Hub culus ayaa hada la maqlayaa.

Xaalada ayaa cakiran dadka ayaa bilaabay in ay ka cararaan halka dagalaka tooska ah uu ka dhacayo iyo qaraxyada ee nawaaxiga Xarunta Madxatooyada Soomaaliya.

Rasaas wiifto ah ayaa ku dhaceysa qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho .


Waxii Warar ahee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga Dmabe Insha Allah
IMG_323F2D-6A08AD-DC7EF8-FE8EF3-36C706-3FC28F


Contact US / NALA SOO XIRIIR