XOGSID IYO MAANTA

Zoya Akhtar oo u diyaar garoobeysa Sawirka filimkeeda soo socda.

1 of 1 Zoya Akhtar oo u diyaar garoobeysa Sawirka filimkeeda soo socda.
2264 Views Date February 24th, 2014 time 1:54 pm

Gabadha soo saarta filimkada Bollywoodka ee Zoya Akhtar ayaa u diyaar garoobeysa bilawga sawirka filimkeeda soo socda ee ” Dil Dhadakne Do”.

Filimkaan waxaa jilaya xiddigo dhowr ah, waxaana kamida’ Anil Kapoor, Priyanka Chopra, Ranveer Singh, iyo Anushka Sharma, sawirka filimkaan xili dhaw ayaa la bilaabayaa sida Zoya sheegtay.

Meelaha sawirka filimkaan lagu samey doono waxaa kamida, Turki, Spain, France, Italy, iyo Tunis., Zoya waxey wada hadal kula jirtaa Madhuri Dexit iyo Tabu, labadooda mid kamida ayaana filimka wax ka jili doonta.


Contact US / NALA SOO XIRIIR