Somali News

Daawo Sawirada AMISOM oo Magaalada Muqdisho ka bilaabay tilaabooyin ay dadka kusoo jiidanayaan

1 of 1 Daawo Sawirada AMISOM oo Magaalada Muqdisho ka bilaabay tilaabooyin ay dadka kusoo jiidanayaan
675 Views Date February 25th, 2014 time 2:36 pm

Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay ka bilaabeen in ay cuntooyin iyo waxyaabo kale u qeybiyaan dad masaakiin ah oo Degan xero barakac oo kutaala Siliga Ameerikaanka.

Raashinka ay qeybiyeen Ciidamada AMISOM ayaa isugu jira Bur , Bariis , Saliid , waxaana la siiyay cuntooyinkaasi dad barakac ah oo ku dhaqan Xerada Siliga Ameerikaanka ee Magaalada Muqdisho.

Tilaabooyinkan ay bilaabeen Ciidamada AMISOM ee ah in ay raashin u qeybiyaan dadka masaakiinta ah ayaa la tilmaamay mid ay kudoonayaan Ciidamada Midowga Afrika in ay kusoo jiitaan shacabka.








 


Contact US / NALA SOO XIRIIR