Fasiraada Riyooyinka

Riyo sadax muus

1 of 1 Riyo sadax muus
4363 Views Date February 27th, 2014 time 12:56 pm

hadii  aad ku riyooto adigo lagu siinayo sadax muus mid ka mid ahna lagaa noqsanayo muxaay noqanaysaa riyadaas .

wiil  ayaa ku riyooday asaga oo la  siinaayo sadax muus markii uu gacanta soo dhiibtana mid ka mid ah sadaxdi muus laga noqsanayo.

markii uu u tagay subaxdi sheikh riyooyinka fasira ayaa waxaa loogu macneeyey sidaan

sadaxda muus ee lagu soo taagay waxaa ka qaadatay laba ka mid ah halka mid laga noqdsaday sadaxda muus  waa sadax  wiil oo ku dhalan doonta midka laga noqsadayna waa mid hadii uu ku dasho ka dhiman doono.

sanad ka dib wiilka  waxaa u dhashay sadax wiil  oo mantaano  ah saacado ka dib markii aay dhasheen  waxaa geeriyooday sadaxda mid ka mid ah  riyadii  loo fasiray sidii  ayuu ku  qaatay


Contact US / NALA SOO XIRIIR