Somali News, Somali Video

Saqiir Imaam ah oo aad u cod macaan kana yaabsaday Muslimiinta Caalamka +Video

1 of 1 Saqiir Imaam ah oo aad u cod macaan kana yaabsaday Muslimiinta Caalamka +Video
1624 Views Date February 27th, 2014 time 11:47 am

Wiil yar oo Muxafid Quraan ah ayaa mar kasta tujiya jameeco ku xiran Salaadaha Masjidka uu imaamka ka yahay balse wiilkaan yar oo Codkiisa qof kasta soo jiita ayaa waxa uu dunida ka noqday Imaamka ugu da´da yar ee loo bagay sida uu Salaadaha dadka ugu tujinayo. 

Wiilkaan saqiirka ah ee barakeysan oo ilaa yaraantiisii baranayay dhamaan aayadaha Quraanka Kariimka ah ayaa hadane waxaa taas u sii dheer isaga oo noqday Imaam yar oo aad u cod macaan dad badana ka ilmeysiiya marka uu tujinayo salaadaha kala duwan.


Contact US / NALA SOO XIRIIR