Ciyaaraha

Maanta vs Bari iyo Kulamada ugu adag Horyaalada ENG,,Italy vs Spain……….

1 of 1 Maanta vs Bari iyo Kulamada ugu adag Horyaalada ENG,,Italy vs Spain……….
2169 Views Date March 1st, 2014 time 1:12 pm

aan ku horeyno Horyaalka Ingiriiska vs Lugta 28

Sabti 1-3-2014

Fulham oo ugu Hooseysa Horyaalka  ingiriiska 2013-2014 isla markaana leh 21` dhibcood ayaa qaabileysa kooxda Hogaamineysa Horyaalka ee Chelsea oo leh 60 dhibcood,Ciyaartaan Kooxna waa hore u sii carara ,kooxna wa agadaal ka sii carar marka aad baa loo sugayaa Walow Fulham Fulhamtii adkaan jirtay aysan aheyn.

Stoke City vs Arsenal. kulankaan waxa uu ka mid yahay kulamada ugu xiisaha badan ee la ciyaari doono Todobaadkaan waxaana kooxda Macalin Wanger ka goan inay sameeyaan Mintidnimo dheeraad ah si aysan uga harin Tareenka Daabulaya Kooxaha isku heysta hanashada horyaalka ingiriiska 2013-2014

Southampton vs Liverbool. Ciyarataan waa mid adag oo kooxda Liverbool ay ku dooneyso inay ku sii xoojistaan Safka hore e Horyaalka

Axad 2-3-2014 Maalintaasi waxaa Fiiro Gaara  loo Yeelan doonaa Cida Qaadi doonta Koobka Capital One ooa y Finalkiisa isagu soo hareen Man city vs Sunderland,waxana kulankaan uu ka qabsoomi doonaa London vs Garoonka Wambley.Naadiga Man city oo koobkaan kii ka horeeyay ku kufay ayaa Baadi goob ugu jira in Markaan aan lagala dheelman

Horyaalka Laligaha Isbeyn vs Lugta 26

article-2569566-1BE7A2D800000578-863_636x387

Kulamada ugu xiisaha badan ee la sugayo usbuucaan waa kuwa qorsheysan Axada 2-3-2014 waxaana balansan Maalintaasi oo la sugayaa Kulamadooda

Athletico Madrid vs Real Madrid.Kulankii hore Kooxda Macalin Simone ee Athletico Madrid ayaa soo badisay balse kaulnakan iyadoo Real Madrid ay hogaamineyso Horyaalak ayey is arki donaan waxana calaamad suaal ka tagan yahay Maxay Ciyaartaan sameyn doonaan Kooxda maalmahaan Habacu heystay ee Atetico Madrid oo Koobka Dal Rey ay sami finalka ku reebeen Kooxda Real Madrid oo 2 is arag ka wada badiyay.

Barcelona vs Almeria . Ciyaratan waa mid  Kooxda Barcelona ay ku doneyso inay isku saxaan kana soo akbtaan Guuldaradii ak hakisay inay Hogaanka la wadaagaan Koxda Real Madrid.

Horyaalka la ligaha isbeyn 2013-2014 waxaa 63 dhibcood ku horkaceysa Real Madrid,halak Kalainta 2 ay min 60 dhibcood ay wada leeyihiin Barcelona vs Atletico Madrid.

Horyaalka Talyaaniga vs Lugta 26,usbuucaan kooxo adag ayaa isku dhegan.

Sabti 1-3-2014

Roma vs Inter

Axad  2-3-2014

Ac Milan vs Juventus

Fiorentina vs Lazio

3 kulan waa ciyaaraha ugu adag Usbuuca 26 Horyaalka Talyaaniga 2013-2014 waxaana hotyaalka sutida u heysa Hopgaankiisa Kooxda juventus oo leh 66 dhibcood Axadana Marti u noqon Doonta Kooxda ay xifaaltamaan ee Ac Milan oo leh 35 dhibcood Kalainta 9 kaga jirta Horyaalka Talyaaniga

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2013@mail.com


Contact US / NALA SOO XIRIIR