Fasiraada Riyooyinka

qofkii kugu yiraahda gabar aan saaxiib nahay ayaa waxaa ay aragtay

1 of 1 qofkii kugu yiraahda gabar aan saaxiib nahay ayaa waxaa ay aragtay
3029 Views Date March 2nd, 2014 time 7:49 am

qofkii kugu yiraahda gabar aan saaxiib nahay ayaa waxaa ay aragtay aniga oo qaba canbuur cagaar ah wajigayguna uu aad u iftiimayo gabar ay fadhido oo qabta canbuur Madow ayna waydiisay gabadheeda inaan isku mar imaanay markaas http://premier-pharmacy.com/product-category/womans-health/ ayaa waxa ay kutiri anigu iyada ayaan la fadhiyay marka maxaad Dhihi lahayd?

Jawaab:-Riyadaasi waxaa ay kutusinaysaa jacayl iyo kal gacal uu qabo qalbiga qofka riyada kuriyooday(Ilaah Ayaana Og).

Waxaan kasoo xigtay Max’ed al cazwaai iyo saalimad.

riyo


Contact US / NALA SOO XIRIIR