Fasiraada Riyooyinka

Fasirid Riyo Gabar ku Riyootay ayadoo Cunaysa Masas Halaq

1 of 1 Fasirid Riyo Gabar ku Riyootay  ayadoo  Cunaysa  Masas Halaq
4149 Views Date March 3rd, 2014 time 8:14 am

gabar ayaa ku riyootay ayadoo cunaaysa masas ama halaq qof waliba sidu u yaqaano waliba  ayado wax cabsi ah qabin

waxaan ku riyooda ayadoo wiil ii keenayo masas ama halaq waana cunaa mar waliba riyada dhexdeeda ayaay tiri gabarti

riyadii  ayaa waxaa u fasiray sheikh sahal xaaji  waxaa uuna yiri

hadii  aad ku riyootay gabar yaheey adiga oo masas ama halaq cunayo wiilna uu ku keenayo halis ayaa ku sugan tahay ee is bar qabo wiilkaasi wuxuu ku siiya mar waliba xooga agoon ama yatiin leedahay iska jooji xoolaha uu ku keenayo ee aad adigana cabsi la,aanta cunayso.

gabartii ,markii loo fasiray riyadii waay laabatay waxaay ku laabatay wiilki markaas ayaay ku tiri walaal xoolaha aan ii keento iga jooji  wuxuu ku jawaabay walaal maxaa dhacay sow dad is jecel ma nahin

gabadhii ayaa ugu jawaabtay waan is jecel nahay waa sax laakin lacagaha aad ii keeni jirtay yaad ka soo qaadi jirtay si daacada iigu jawaab oo illahey kula og yahay wiilki ioo naxsan ayaa ugu jawaabay walalashey iga yar ayaan ka soo qaada oo aan aniga masuul ka ahay.

gabadhi ayaa ku tiri gabadha aabaheed aaway  wiilki ayaa ugu jawaabay aabo sanad ka hor ayuu geerirooday hantida iyo gabadha aniga ka masuul ah waxaa aayna jirta walina qaan gaar ma ahan.

gabadhi  ayaa tiri walaal xoolo agoon ayaad isiin jirtay gabadha ii keen aan xoolaheeda u celiye inta awoodo ayadoo ilmaynaysa sidii ayaaayna xoolahi u celisay.

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR