Somali News

Daawo Sawirada ” Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo oo dib u dhis balaaran lagu sameeyay

1 of 1 Daawo Sawirada ” Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo oo dib u dhis balaaran lagu sameeyay
513 Views Date March 7th, 2014 time 7:02 pm

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ayaa sanado badadan kadin dib u dhis iyo qalabeyn waxaa ku sameeyay Maamulka KMG Jubba oo hada gacanta ku haya Maamulka Garoonkaasi.

Garoonka Diyaaraha Magaalada kismaayo ayaa ahaa mid sanadihii ugu dambeeyay aan helin wax dayactir ah , waxaana hada u muuqdaa garoonka mid kasoo kabanaya bur burkii uu mudada kusoo jiray.

Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo waxa uu ahaa mid mashquul badan ay ka dagayeen diyaaardo badan oo meelo kala duwan oo dalka ka imaanayay .
kis_air_1







 


Contact US / NALA SOO XIRIIR