Somali News

War Naxdin leh: Atarishada Sana Khan oo shil gaari ku geeriyootay

1 of 1 War Naxdin leh: Atarishada Sana Khan oo shil gaari ku geeriyootay
2390 Views Date March 9th, 2014 time 11:54 pm

War goor dhaw nasoo gaaray ayaa sheegaya in atariishada reer Pakistan ee Sana Khan ku geeriyootay shil gaari, meel ku dhaw magaalada Looni Kot, oo 30-km u jirta magaalada Hyderabad.

Atariishada Sana Khan iyo ninkeeda oo kusii jeeday magaalada Hyderabad eyadoo ka yimid dhanka Karachi, ayaa gaari ay wateen waxa uu kabaxay wada isagoo kadibna burburay.

Sana Khan oo fanka kusoo biirtay 2005-ti, waxey jishay dhawr filim oo qaarkood guulo badan gaareen, filimki ugu dambeeyay ey wax ka jisho waxa uu ahaa Jai Ho.

sana


Contact US / NALA SOO XIRIIR