Somali News

Warbaahinta Shabaab oo Lagu Baahiyay In Cali Dheere Dhintay

1 of 1 Warbaahinta Shabaab oo Lagu Baahiyay In Cali Dheere Dhintay
2000 Views Date March 9th, 2014 time 8:53 pm

shabkad ku hadasha afka kooxda  al shaabaab oo goor dhow lasoo dhigay in uu geeriyooday af hayeenka kooxda  al shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere.

af hayeenka dhinaca howl galada kooxda  shabaab C/casiis Abuu Muscab oo la hadlayay warbaahinta ku hadasha afkooda ayaa sheegay in uu shahiiday Af hayeenka Kooxda  shabaab.

 

Sidoo kale Sarkaal ka Tirsan shabaab ayaa shaaciyay in uu dhintay Sarkaalkaas waxaa uuna sheegay in aysan u dhutinaynin sarkaalka asaga oo sheegay in uu shahiiday.

 

Sarkaal Ka Tirsan Dowladda Kenya  ayaa horay u sheegtay in aay dileen Af hayeenka kooxda shabaab Cali Dheere.

 

Af hayeenka kooxda al shabaab sheekh cali Maxamuud Raage sheikh Cali Dheere ayaa ahaa Sarkaal muhiim u ahaa shabaab.wuxuu noqanaya  saraakisha ugu danbeeyay koxdaasi laga dilo.

Dad  badan oo Soomaaliyeed  ayaa ku xusuusanaya Af hayeenka Kooxda Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere sheegada iyo dilalka ardayda iyo wax garadka Soomaaliyeed.

 

kooxda  shabaab oo magac diin ku qaraab jiray ayaa ku jiro waqtigoodi ugu danbeeyay oo aay ku qaadanayaan Koonfurta Soomaaliya.

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR