Fasiraada Riyooyinka, Somali News

Fasirid Riyo wiil Ku Riyooday asaga oo Hilib -Xun Cunaya—————————–

1 of 1 Fasirid Riyo wiil  Ku Riyooday asaga oo Hilib -Xun Cunaya—————————–
19714 Views Date March 13th, 2014 time 5:47 pm

wiil  dhalinyaro ah ayaa ku riyooday asaga oo cunaaayo Hilib doorsoomay ama soo uraayo waliba asaga oo ka tagaayo  Hilib Udugiisa  soo baxaayo. ama aad usoo carfaayo waliba Hiilbka doorsoomay  wuxuu yiri markaan ku riyoonayo  waxaan u galaa masaafo fog  halka  aan midka midka udgoon guriga kaga tago.

 

Hadaba Sheikh Sahal oo fasiro riyoonka ayuu u yimid  si uu ugu fasiro arinka uu ku riyooday.

 

Sheekh Sahal  ayaa  riyadii ku fasiray sidaan

 

wiil yahoow horta illaaheey wuxuu ka fogeeyay ka fogoow  iskana daa xaaranta maalin waliba u socdaalayso , Hilibka  Doorsoomay ama uraayo riyada ku aragtay  waa gabar kaa ajnabiya oo aad la galmooto si xaaaran ah arinkaasna ka har.

 

sidoo  kale  waxaa ku riyootay  in aad guriga kaga tagto Hilib aad u udgoon ama carfaayo  waana xaaska xalaasha kuu ah ee walaal fadlan jooji xalaasha aad ka tagayso ee aad xaaranta ka aadayso.

 

wiilki markii loo fasiray riyadii  wuu naxay aad iyo aad dhidid badan ayaa ka yimid  asaga oo ilaahey denbi dhaaf waydiisay  subxaanalaah ,,,,,,,,,,,,,,,,

 

walaal hadii hadii aad  ku taxan tahay riyooyinka  la soo xariir  ayaamotv@gmail.com si aan u ogaano sida aad ugu  tixan tahiin barnaamiyada fasirada riyoonka.

By Maamulka Ayaamo.com hadii aad riyooto no soo gudbi wixii macquul ah

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR