Somali News

DAAWO SAWIRO WADOOYIN LOO XIRAY RAADINTA XUBINTA TARANKA UU NIN LAHAA OO LAGA JARAY.

1 of 1 DAAWO SAWIRO WADOOYIN LOO XIRAY RAADINTA XUBINTA TARANKA UU NIN LAHAA OO LAGA JARAY.
1016 Views Date March 14th, 2014 time 12:35 pm

Booliska dalka Ingiriiska ayaa waxey xireen wadooyin dhowr ah kaasoo laga raadinayay xubinta taranka oo la sheegay in laga jaray nin kaasoo ay ka jareen dhalinyaro la sheegay in uu shukaansaday gabar iyaga mid ka mid ah saaxiib la aheyd.

Hadaba waxaa la arkayay wadooyin dhowr ah oo la xiray maadaama baadi goob loogu jiro xubinta taranka laga jaray ninkaasi.

Halkan hoose ka daawo sawirada wadooyinka la xiray.

article-0-1C42432F00000578-438_634x382 article-0-1C42433F00000578-904_634x382 article-0-1C42434E00000578-839_634x417 article-0-1C42435300000578-963_634x378 article-2580115-1C43362200000578-517_634x365


Contact US / NALA SOO XIRIIR