Somali News

Barakac ka socda Gobolka Shabellaha Hoose

1 of 1 Barakac ka socda Gobolka Shabellaha Hoose
514 Views Date March 16th, 2014 time 1:28 pm

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Barakac uu ka soconayo Degmada Qoryooleey  iyo Buulamareer ee Gobolka Shabellaha Hoose,Barakacaas oo ay Sameenayaan Dadka Shacabkaa iyo Saraakiisha Al-shabaab.

Waxaa lagu soo waramayaa in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM  ay Dhaqdhaqaayo Ciidan ay ka wadaan Deegaanada ay Al-shabaab ku sugan yihiin,Dadkuna ay Baraka Sameenayaan.

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM ayaa la sheegay in ay ku wajahan yihiin Deegaano ay Al-shabaab maamulaan,sida uu Warfidin.com u sheegay Gudoomiyaha Numbar 50 C/laahi Waafoow.


Contact US / NALA SOO XIRIIR