Somali News

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo La wareegay Degmada Warshiikh

1 of 1 Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo La wareegay Degmada Warshiikh
629 Views Date March 16th, 2014 time 1:23 pm

Jowhar: Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOm ayaa waxaa ay deegaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ay kala wareegeen Xarakada Al-shabaab.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Daa’uud Xaaji Ciro ayaa Warbahinta u sheegay in Al-shabaab laga Qabsaday Degmada Warshiiq ee Gobolka Shabellaha Dhexe iyo Deegaanka Raage Ceele ee Gobolka.

Waxana uu intaa ku daray in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ay ku wajahan yihiin Deegaanada kale ee Al-shabaab ay Maamulaan.


Contact US / NALA SOO XIRIIR