Somali News

Taliska Ciidanka Booliska Oo Soo bandhigay Hub Lasoo Qabtay+sawirro

1 of 1 Taliska Ciidanka Booliska Oo Soo bandhigay Hub Lasoo Qabtay+sawirro
632 Views Date March 16th, 2014 time 1:18 pm

Muqdisho:Kadib Howlgal Ay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Ka Sameyeen Qeybo Kamid ah Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Gobolka Shableeda Hoose Ayay Ku Soo Qabteen Hub Lagu Aasay kaas oo ay Taliska Ciidanka Booliska Sheegeen In La Doonayay Hubkaan in lagu qalqal galiyo Amaanka Caasimada Muqdisho

Gen. C/laahi Xassan Bariise Oo Kamid ah Saraakiisha Ciidanka Booliska Ayaa Sheegay In Ciidanka Lagu Soo Wargeliyay Goobta Hubkaan Lagu Aasay

16
1718


Contact US / NALA SOO XIRIIR