Heeso, Xulka Heesaha

Daawo Video: Fanaanada Asma Love Oo soo qaaday Hees yaab leh “NAASKA- Miyaad Isiisaa Maxaan Kuugu Nabanhay

1 of 1 Daawo Video: Fanaanada Asma Love Oo soo qaaday Hees yaab leh “NAASKA- Miyaad Isiisaa Maxaan Kuugu Nabanhay
24971 Views Date March 17th, 2014 time 7:09 am

Fanaanada ASMA LOVE oo kamida Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Hargeisa, Ayaa soo Qaaday Hees dad badan uga yaabisay.

Erayada Heestaan Ayaa waxaa Kamida Ah: “Maxaad Kuugu Naban tahay, Ma Naasbaad Isiisaa, Mise Waxaan ku Naxaa … ?

Sidoo kale waxaa Kamida Heeskaan “Nacas Yaa Jeclaan Jiray, Naxariis Ka Fili Jirey, Yaa nin Moodi Jiray Ragga, Nafla Qaybsi Bidi Jiray”

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR