Somali News

Daawo Video :Sooraan iyo jawaan oo soo saaray Ruwaayad aan caadi aheyn

1 of 1 Daawo Video :Sooraan iyo jawaan oo soo saaray Ruwaayad aan caadi aheyn
622 Views Date March 17th, 2014 time 3:41 pm

Jilayaasha Sooraan iyo Jawaan Ayaa soo Saaray Riywaad Xiiso Badan Taasi Xambaarsan Micno Balaadhan Sidoo kalana Loogu Magac Daray “HUBSIIMO HALBAA LA SIISTAA.

Jawaan Ayaa Xaaskiisa Wuxuu ula Dhaqamyaa Si Bilaa Naxariis ah, Wuxuuna Sheegayaa inuu Furay, Waxuu Guriga Uga Saarayaa Khasab, Waxaa la waydiinayaa Wuxuu ku furay, Wuxuuna Sheegayaa inuu SANIFAY, laakiin uuna wax kale ku Nicin.


Contact US / NALA SOO XIRIIR