Somali News, Somali Video News, XOGSID IYO MAANTA

Somali Channel: oo Soo Daayey Barnamij naxdin leh oo Murugo dhaliyey FAADUMO Suldaano ! (Daawo+Waraysi)

1 of 1 Somali Channel: oo Soo Daayey Barnamij naxdin leh oo Murugo dhaliyey FAADUMO Suldaano ! (Daawo+Waraysi)
4258 Views Date March 17th, 2014 time 7:26 am

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijkii Doorka Haweenka oo Caawa Lagu soo Bandhigay Qiso Naxdin iyo Murugu Badan Taasi oo soo Martay Hooyo soomaliyeed.

Barnaamijka ayaa waxaa lagu Waraystay Faadumo Suldaano Xuseen Macoow oo Ah Hooyo Ay ku Dhacday Qisadaan Xanuunka Badan, Sidoo kale waxay ka hadlaysaa Qaabkii wax ugu dhaceen, Sidoo Marka danbe uu Xaalka EEBE Ka dhigay iyadoona Sidoo kale La Dardaarmaysa Dhamaan Bulshada Soomaliyeed

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR