Somali News

Liiska magacyada ama Qabiilada Al Shabaab la dagaalay iskana saaray & Qabiilada weli deegaanadooda ay ka taliyaan !!

1 of 1 Liiska magacyada ama Qabiilada Al Shabaab la dagaalay iskana saaray & Qabiilada weli deegaanadooda ay ka taliyaan !!
1358 Views Date March 18th, 2014 time 7:23 am

Inta badan gobolada iyo degmooyinka dalka waxaa ka socda dagaalo saf balaaran ah oo lagu qaaday goobaha ay weli ku harsan yihiin Dagaalyahanada ururka Al Shabaab kuwaas oo qabaa’ilo waa weyn ka heli waayay wax kalsooni ama wada shaqeyn ah.

Qabiilo fara badan ayaa dhulkooda ama deegaanadooda Al Shabaab ka saaray halka qaar kale ay horay uga saareen inkastoo Beelaha Soomaaliyeed qaarkood weli deegaanadooda ay ka taliyaan masuuliyiin iyo madax ka tirsan ururka Al Shabaab .

MAGACYADA BEELAHA AL SHABAAB LA DAGAALAY EE ISKA SAARAY:

Isaaq
Majeerteen
Habar Gidir
Xawaadle
Ogaadeen

MAGACYADA BEELAHA WELI DHULKOODA AY AL SHABAAB KU SUGAN TAHAY

Raxanweyn
Mudulood
Murusade
Duduble
Mareexaan
Biyomaal

Mascuud Cawil Sheekh Ibrahim

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR