Somali News

Dagaal ka dhacay Duleedka Buulabarde Gobolka Hiiraan

1 of 1 Dagaal ka dhacay Duleedka Buulabarde Gobolka Hiiraan
713 Views Date March 27th, 2014 time 3:18 pm

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika ayaa ayaa Maanta Deegaano dhaca Bariga Degmada Buulabarde kala Wareegay Al-shabaab,kuwaas oo halkaa dagaal uu ku dhexmaray.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu Khasaaro dhimasho iyo Dhaawac ah soo kala gaaray Ciidamada Dagaalamay islamarkaana aan la ogeen Khasaaraha Dhabta.


Contact US / NALA SOO XIRIIR