Somali News

DOORASHADII MAMAMULKA 3 GOBOL OO DHACDEY & MADAXWENE OO LA DOORTEY

1 of 1 DOORASHADII MAMAMULKA 3 GOBOL OO DHACDEY & MADAXWENE OO LA DOORTEY
732 Views Date March 27th, 2014 time 7:11 am

Doorashadii maamulka 3 gobol aya asaaka waxay udhacdey qaabkii loogu talagalay oo qorshaha uu ahaa taasoo ay usoo tartameen ilaa 4 musharax oo aan ku jirin Shariif xasan oo dad badan ay aaminsanaayeen inuu asaga noqon doono hogaamiyaha mamaulka 3 gobol.

Doorashadaan aya waxay bilaabatay saaka aroortii hore waxaana howlka shirka ku sugnaa ilaa 743 xubnood oo ergo rag iyo dumar isugu jira waxaana isku soo sharaxdey xilkaan madaxtinimo dad gaaraya ilaa 4 xubnood waxayna kala yihiin.

1- Mohamed Haji Abdinuur” MADEER”
2- Bishaar Mohamed Nuur
3- Yoonis Cali Dareen
& Ibraahim Cabdi Nuur

waxaa wareegii koowaad is casiley 2 musharax oo kala ah Yoonis Cali Dareen & Bishaar Mohamed Nuur

waxaa isku soo harey Ibraahim C/nuur & Mohamed haji C/nuur waxaana Guusha Ku guuleystey Mohamed Haaji C/Nuur oo Madeer loo yaqaano

FILO WARBIXIN DHEER & QAABKA AY DOORASHADA UDHACDEY SAWIRADA IYO MUUQAALKA

madxweyne

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR