Somali News

Maamulka Lixda Gobol Koofur Galbeed oo Hanjabay

1 of 1 Maamulka Lixda Gobol Koofur Galbeed oo Hanjabay
479 Views Date March 27th, 2014 time 3:47 pm

C/fitaax Ibraahin Geesey oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in Baydhabo uu ka jiro Maamul kaliya islamarkaana aysan mid kale aan laga Dhisi Karin.

Mr.Geeseey ayaa sheegay in Tilaabo ay ka qaadi doonaan Dadka ku Mashquulsan Arimahaas islamarkaana ay Mudan kooda marsiin doonaan sida uu sheegay.

Sidoo kale Maalintii Shanaad ayaa Magaalada Baydhabo waxaa ka socda Banaanbax looga soo hor jeedo Dadka ku howlan dhisitaanka Maamulka Saddex Gobol oo ka mid ah Gobolada Koofur Galbeed Soomaaliya.


Contact US / NALA SOO XIRIIR