Somali News

Daawo Sawir Cajiib ah oo lagu cabiray Xariirka Kooxaha Damul Jadiid iyo Xarakada Al-Shabaab

1 of 1 Daawo Sawir Cajiib ah oo lagu cabiray Xariirka Kooxaha Damul Jadiid iyo Xarakada Al-Shabaab
621 Views Date March 28th, 2014 time 8:05 am

Kaartooniistaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa soo bandhigay Sawir siyaabo kala duwan loo fasirtay uu ku cabirayo Kooxda Damul Jadiid oo awood badan ku leh talada Dalka Soomaaliya iyo Kooxda Al-Shabaab oo iyana dagaal culus kala soo horjeeda Dowlada Soomaaliya.

Sawirka ayaa muujinaya in labada dhinac ay kor bistoolado isaga hayaan halka gacmaha hoosana ay isku salaamayaan taa oo muujineysa in ugu yarana uu jiro xariir sida uu cabiray Kaartooniistaha Soomaaliyeed.

damka

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR