Somali News

Daawo Sawir lagu Cabiray Khudbadii Afcarabiga aheed ee Madaxweynaha Somalia ka jeediyay Dalka Kuwait

1 of 1 Daawo Sawir lagu Cabiray Khudbadii Afcarabiga aheed ee Madaxweynaha Somalia ka jeediyay Dalka Kuwait
624 Views Date March 29th, 2014 time 4:26 pm

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Todobaadkii hore Shirka sanadlaha ah ee yeeshaan Madaxweynayaasha carabta , ayaa markii ugu horeesay jeediyay Khudbad afka carabiga ah.

Kaartooniistaha Amin Arts ayaa soo Bnadhigay sawir uu ku muujinayo in Madaxweynaha Soomaaliya uusan ku fiicneen luqada Carabiga ah ,waxaana sawirka lasoo bandhigay lagu muujiyay in Khudbada uu soo qaray Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya.

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR