Somali News

Nabadoon u Shaqeeya Sirdoonka Dowladda Somalia oo Marka lagu Dilay

1 of 1 Nabadoon u Shaqeeya Sirdoonka Dowladda Somalia oo Marka lagu Dilay
369 Views Date March 29th, 2014 time 12:44 pm

Koox Hubeeysan ayaa Xalay Magaalada Marka ku Dilay Nabadon Lagu Magacaab Cabdiyow Xasan Cali oo ka mid ahaa Odayaasha Degmada.

Wararka ayaa sheegaya in Dilka ay Fuliyeen Rag Bastoolado ku Hubeeysan oo Laba Ruux ka Kobnaa Kuwaas oo Dilka ka dib fikaday.

Waxaa Wararka ay intaa ku Darayaan In Nabadoonkaan uu u shaqeynayey Nabadsugida Qaranka Somaaliya.


Contact US / NALA SOO XIRIIR