Somali News

DEG DEG:- Qaraxyo xoogan oo caawa ka dhacay Xaafada Islii

1 of 1 DEG DEG:- Qaraxyo xoogan oo caawa ka dhacay Xaafada Islii
3384 Views Date March 31st, 2014 time 5:48 pm

Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku naf waayay 11 kalena waa ay ku dhaawacantay qaraxyo caawa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo ay Soomaalidu ku badan tahay.

Inkastoo aan la ogeyn waxa ay qaraxyadu yihiin hadda wararku waxay sheegayaan in qaraxyo xoog lega maqlay wadada 11,ka ee Xaafadda Islii.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay waxaa ay wararka qaar sheegayaan in Soomaali ku jirto.

Wixii faafaahin ah waan idiin soo gudbin doonaa Inshaa Allah.

 


Contact US / NALA SOO XIRIIR