Somali News

Al-shabaab oo Xarardheere ku Toogtay Dad ay ku Eedeeyeen Basaasiin

1 of 1 Al-shabaab oo Xarardheere ku Toogtay Dad ay ku Eedeeyeen Basaasiin
1375 Views Date April 3rd, 2014 time 1:43 pm

Maamulka Al-shabaab ee Degmada Xarardheere ayaa maanta Fagaare ku yaala Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ku toogtay Labo Ruux oo ay sheegeenin Dowladda Soomaaliya ay Basaasiin u yihiin.

Labada Ruux oo Rag ahaa ayaa waxaa lagu Toogtay Fagaare ku yaala Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Waxaana ka soo qeyb galay Toogashada maanta lagu Fuliyey Labada Ruux Boqlaal dad ah iyo Saraakiil ka tirsan Al-shabaab.


Contact US / NALA SOO XIRIIR