Somali News

Taliska Milatariga Somalia oo ka Jawaabayw Eedeen oga timid Baarlamaanka

1 of 1 Taliska Milatariga Somalia oo ka Jawaabayw Eedeen oga timid Baarlamaanka
1548 Views Date April 3rd, 2014 time 1:30 pm

Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa ka Jawaabay Eedeen oga Timid Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa in Howlgalada Dalka laga wado uusan Baarlamaanka ogeen.

Abaanduulaha Ciidamada XGS C/risaaq Khaliif  Cilmi ayaa sheegay in Eedeentaas ay tahay Waxba kama jiraan islamarkaana Howlaglaka dalka ka socda uu yahay mid la wada og yahay.

Abaanduulaha ayaa intaa ku daray in Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku howlbilaabeen Qaab Sharuucda Waafaqsan.


Contact US / NALA SOO XIRIIR