Somali News

Baarlamaanka oo ka hadlay Dib u dhaca ku yimid Wasiiro ay u Yeereen

1 of 1 Baarlamaanka oo ka hadlay Dib u dhaca ku yimid Wasiiro ay u Yeereen
2335 Views Date April 7th, 2014 time 7:33 pm

Baarlamaanka Federaalka Soomaaiya ayaa maanta ka hadlay Dib u dhaca ku yimid Wasiiro iyo Mas’uuliyiin kale oo Baarlamaanka Soomaaliya ay u yeereen Dhor jeer kuwaas oo ka baaqaday Baarlamaanka.

kulankii Baarlamaanka ee Maanta ayaa waxaa ku Balansana in uu hor tago Hogaanka Waxaada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Gen.C/laahi Gaafoow Maxmuud.

Waxaana Baarlamaanka Soomaaliya ay sharaxaad ka bixiyeen Baaqashada ku Timid Wasiirada ay u waceen Baarlamaanka Soomaaliya.


Contact US / NALA SOO XIRIIR